Ciidanka DF oo la wareegay Deegaano cusub kuna dilay xubno katirsan Al Shabaab (Sawirro)

Ciidanka milatariga dowladda Soomaaliya oo kaashanaya kuwa deegaanka, ayaa saacadihii lasoo dhaafay howlgalo qorsheesan ka sameeyay deegaano dhoor ah oo katirsan gobolka Shabeelaha Dhaxe . Howlgalka inta ay wadeen ciidanka dowladda Soomaaliya ayaa la sheegay in ay kula wareegeen deegaano dhoor ah oo horey u joogeen Al Shabaab, kuwaa oo ay kamid yihiin Warciise, Gaaleef, … Continue reading Ciidanka DF oo la wareegay Deegaano cusub kuna dilay xubno katirsan Al Shabaab (Sawirro)